Home Wararka Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Xadhiga Ka Jaray Xafiis Cusub Oo Laga Hirgaliyay...

Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Xadhiga Ka Jaray Xafiis Cusub Oo Laga Hirgaliyay Magaalada Burco .

24
0

Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Xadhiga Ka Jaray Xafiis Cusub Oo Laga Hirgaliyay Magaalada Burco .

 

 

Gudoomiyaha Ahna Murashaxa Madaxweyne Ee Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa goor dhawayd Xadhiga ka jaray Xafiis Cusub oo ka mid noqon doonaa xafiisyada Xisbigu ku yeelan doono Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer .

Xubno ku hadlayay Afka Masuuliyiinta UCID Ee Gobolkaasi, ayaa sheegay in Xafiiskani uu noqon doono Kuwa Xisbigu ku yeelan Doono Gobolka Togdheer .

Gudoomiyaha Ahna Murashaxa Madaxweyne Ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa halkaasi ka hadlay, waxaanu bulshada Reer Burco ugu baaqay in ay Doortaan Mustaqbalkooda .

 

IMG_9522 IMG_9527 IMG_9536 IMG_9540 IMG_9542 IMG_9544 IMG_9552

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here