Home Wararka Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Maanta Xafiiskiisa Ku Qaabilay Ururrada Bulshada Rayidka Ah...

Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Maanta Xafiiskiisa Ku Qaabilay Ururrada Bulshada Rayidka Ah + Sawiro

21
0

Gudomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali waraabe ayaa Maanta kulan albaabadu u Xidhan yihiin kula Qaatey Xarunta Guud ee Xisbiga UCID Ururada Bulshada Rayid ah .
Kulankan ayaa waxaa lagu lafa-guray qodobo dhawara oo ay ugu muhiimsanayd sidii Doorashadu wakhtigeeda u Dhici lahayd  .

Sidoo kale waxaa lagu soo qaaday Kulankan isla markaana lagu naaqishay Caqabadaha hor-taagan Xeerka lagu dooranayo Golaha Wakiilada iyo kulan uu uu Madaxwaynuhu la qaadan doono Sadexda Gudomiye kaas oo qabsoomi doonaa Madaxtooyada maalinta isniinta ee Soo Socota 27-6-2016 . .
kulan1 kulan2

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here