Home Wararka Gudomiyaha Xisbiga Ucid Iyo Xubno Ka Mid Ah Hogaanka Sare Ee Xisbiga...

Gudomiyaha Xisbiga Ucid Iyo Xubno Ka Mid Ah Hogaanka Sare Ee Xisbiga Ucid Oo Ka Qaybgalay Xaflada Shacinta Murashax Garyaqaan Cabdirisaaq Ismaaciil Xasan

21
0

Hargeysa (UCID-Media Group) Muuqaal:- Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo ay weheliyaan Xoghayaha Arrimaha Gudaha Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax Xoghayaha Duulista Ee Xisbiga Ucid Bashiir Xamari Iyo Masuuliyiin Kale Oo kamid ah Hogaanka Sare Ee Xisbiga Ucid Iyo Dad Weyne Aad Tiro Badan Ayaa Maanta Ka Qeyb-galay Xaflad Balaadhan Oo Lagu Shaaciyey Murashax Garyaqaan Cabdirisaaq Ismail Hassan Oo U Taagan Doorashada Golaha Deegaanka Caasimada Hargeysa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here