Home Wararka Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilaad Dhiirigelina Ugu Sameeyey Dhalinyaro La...

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilaad Dhiirigelina Ugu Sameeyey Dhalinyaro La Yimid Hal-Abuur Goobaha Dalxiiska Somaliland Sawiro Cajiiba Ka Soo Qaaday

19
0

Hargeysa (UCID-Media Group)Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilaad Dhiirigelina Ugu Sameeyey Dhalinyaro La Yimid Hal-Abuur Goobaha Dalxiiska Somaliland Sawiro Cajiiba Ka Soo Qaaday

Guddoomiyaha Xisbiga Caddaaladda iyo Daryeelka ee Mucaaridka UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ‘ ayaa qaabilay Dhalinyaro la yimid oo aasaasay Shirka la magac baxday #Future_Brothers oo Muuqaalo iyo Sawiro Quxux badan oo Goobaha Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Somaliland ka Diyaariyey.

Hogaamiye Faysal Cali Xuseen ayaa Xafiiskiisa Xarunta dhexe ee Xisbiga Ucid uu ku leeyahay’ waxa uu si diiran oo dhiirigelin ah ugu qaabilay Suxufiyiin dhalinyaro oo Aasaasay Shirkadda Future Brothers oo ah’ Shirkad loo aasaasay inay Muuqaalo Qurux badan ka soo diyaariso Goobaha Lagu Dalxiiso iyo meelaha Taariikhiga ee Goboladda iyo Deegaanadda kala duwan ee qaranka Somaliland ku kala yaala’ waaxana uu Guddoomiye Faysal ku bogaadiyey dhalinyartani Hal-Abuurka cusub ee Quruxda dalkooda Somaliland leeyahay ay ku soo bandhigeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here