Home Wararka Guddoomiye Ku Xigeenka Saddexaad Ee Xisbiga Oo Shaaciyay Wakhtiga Uu Furmayo Shirweynaha...

Guddoomiye Ku Xigeenka Saddexaad Ee Xisbiga Oo Shaaciyay Wakhtiga Uu Furmayo Shirweynaha 4aad Ee Xisbiga UCID.

16
0

Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiye Ku Xigeenka Saddexaad Ee Xisbiga Oo Shaaciyay Wakhtiga Uu Furmayo Shirweynaha 4aad Ee Xisbiga UCID.

“Barri Oo isniin Ah Bishuna Tahay 20-ka December, Waxaa Furmi-doona Shir-waynaha 4aad ee UCID, Waxaan Farayaa Ergooyinka In ay 7-da Subaxnimo Ay Diyaar Ku Ahaadaan Hudheelka Maansoor”

Guddoomiye Ku Xigeenka Sadexaad ee UCID Mudane Siciid Cumar Axmed(Siciid-ucid).

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here