![](https://www.xisbigaucid.com/wp-content/uploads/2021/02/Screenshot_20210225-134353_Gallery-840x561.jpg)
Gabiley (UCID-Media Group)Guddoomiye Faysal CaliWaraabe Oo Ka Hadlay Qadiyada Musharaxiinta Xidhan Iyo Arimo Kale Oo Xasaasiya.
Khudbad Dhamaystiran:- “Waxaan Idin Sheegaya Murashaxiinta UCID Ee Xidhan, Iyagoo Xidhan Ayaa Loo Codaynayaa, Taageerayaashana Waxaan Leeyahay..,” Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe.