Home Wararka Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa maanta si balaadhan loogu...

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa maanta si balaadhan loogu soo dhaweeyay Magaalada Gabiley.

14
0

Gabiley (UCID-Media Group)Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa maanta si balaadhan loogu soo dhaweeyay Magaalada Gabiley.

Guddoomiyaha ayaa markii uu soo gaadhay Gabilay, waxaa ka hor yimid oo soo dhaweeyay, Gaadiid-badan iyo Boqollaal Dadwayne ah, kuwaas oo u soo galbiyay gudaha Magaalada.

Waxaanu Guddoomiyuhu intaas kadib uu magaalada Gabiley, kaga qeyb-galay Xafladda Shaacinta Murashaxiinta Sitiin C.laahi Cige Iyo Shucayb Maxamed Muuse, oo u taagan Doorashooyinka Golayaasha Deegaanka Iyo Wakiilada.

Xisbiga UCID, ayaa sannadkan saamayn xoogan ku yeeshay gobollo hor leh, isagoo hantiyay cududda Murashaxiinta Gobolada Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here