Home Wararka Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Talo U Soo Jeediyey Madaxweyne Geelle,Barlmaanka...

Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Talo U Soo Jeediyey Madaxweyne Geelle,Barlmaanka Somaliyana Hambalyo u dirayeyay

13
0

Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga UCID Mudane Eng Faysal Cali Waraabe oo Talo u soo Jeediyey Madaxweyne Geelle,Barlmaanka Somaliyana hamalyo u dirayeyay.

” Ismaaciil Cumar Geelle, waxa aan leeyahay way dhammaatay xilligii keli-talisnimadu………….
Jeel hore ayaa naanays la baxay oo la yidhi jeel-ogaadayn, Yaan kanna la odhan jeel-ciise ee inaga hagaaji Jeelka. Fu’aadna soo daa oo xuriyadiisa u soo celi”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here