Home Wararka Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Geerida General Galaal Tacsina U...

Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Geerida General Galaal Tacsina U Direy

13
0

Hargeysa (UCID-Media Group)

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali waraabe ayaa Tacsi U direy alle ha unaxariistee Marxuun general Maxamed Nuur Galaal iyo dadkii kale ee ku geeriyooday weerarka Hotel Afrik ee magaalada muqdisho .
Isagoo sheegay inuu Taariikh wayn leeyahay marxuunku isla markaana wuxu Ku baaqay inay Taalo loo dhisto Marxuunka .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here