Home Wararka Guddoomiyaha Xisbiga UCID Mudane Eng Faysal Cali Waraabe Oo Xilal Cusub Magacaabay:-

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Mudane Eng Faysal Cali Waraabe Oo Xilal Cusub Magacaabay:-

17
0

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Mudane Eng Faysal Cali Waraabe Oo Xilal Cusub Magacaabay:-
Hargeysa (UCID-Media Group)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali-waraabe, ayaa xilal cusub u magacaabay Qaar ka Mida ah Masuuliyiinta Yurub ee Xisbiga UCID Iyo Masuulitiinta Gobolada Togdheer iyo Awdal.
Iyo Wadamada Pacific-ga Iyo Australia.
Guddoomiyaha xisbiga Caddaaladda iyo Daryeelka ee UCID Eng. Faysal Cali-waraabe, markuu arkay baahida loo qabo xilalkan muhiimka ah. Markuu arkay kartida iyo aqoonta ay u leeyihiin xilalka loo igmaday, kuna qancay inay xilalkaas ka soo bixi karaan.
Maanta oo ay taariikhdu tahay 28 May 2017, waxa uu magacaabay xilalkan;IMG-20170528-WA0003IMG-20170528-WA0002IMG-20170528-WA0001IMG-20170528-WA0000

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here