Home Wararka Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Mudane Eng Faysal Cali Waraabe Oo Xilal Cusub Magacaabay:-

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Mudane Eng Faysal Cali Waraabe Oo Xilal Cusub Magacaabay:-

16
0

Hargeysa (UCID-Media Group)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaridk ah ee Xisbiga Ucid Eng. Faysal Cali-waraabe, ayaa xilal cusub u magacaabay Qaar ka Mida ah Masuuliyiinta Gobolka Sanaag ee Xisbiga Ucid .

Guddoomiyaha xisbiga Caddaalada Iyo Daryeelka ee UCID Eng. Faysal Cali-waraabe, isaga oo tix-raacaya qoddobka 22aad farqadiisa 1aad ee xeerka Xisbiga UCID.Isla markaana la tashaday guddida fullinta, markuu arkay baahida loo qabo xilalkan muhiimka ah. Markuu arkay kartida iyo aqoonta ay u leeyihiin xilalka loo igmaday, kuna qancay inay xilalkaas ka soo bixi karaan.
Maanta oo ay taariikhdu tahay 23 December 2020, waxa uu magacaabay Masuuliyiinta Gobolka Sanaag Ee Hoos Ku Qoran.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here