Home Wararka Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Si Adag Uga Hadalay...

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Si Adag Uga Hadalay Khudbadii Madaxweyne Muuse Biixi

16
0

Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Si Adag Uga Hadalay Khudbadii Madaxweyanaha

“Waxaan Dadweynaha Reer Somaliland Ka Xaal marinaa Oo Ka Raali Galinayaa Khudbadii Uu Madaxweyne Muuse Ka Jeediyey Agabar.”

May ahayn khudbad Madaxweyne, Khudbad Qof Masuul Ahna Ma Ahayn Khudbad Qof Mudakar Ahna Ma Ahayn. Taasi Waxay Ku Tusaysaa Halka Aynu Maanta Taaganahay

Waxaa Looga Fadhiyaa In Uu Dadka Ka Qanciyo Oo Uu War Cad Ka Soo Saaro Socdaalkii Uu Ku Tagay Jabuuti

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here