Home Wararka Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Khudbad Dhinacyo-badan Taabanaysa Ka...

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Khudbad Dhinacyo-badan Taabanaysa Ka Jeediyay Xafladii Shaacinta Murashax Maxamuud Ramaax Ee Maanta Ka Dhacday Burco.

23
0

Burco(Ucid-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Khudbad Dhinacyo-badan Taabanaysa Ka Jeediyay Xafladii Shaacinta Murashax Maxamuud Ramaax Ee Maanta Ka Dhacday Burco.
“Xagee Lagu Arkay Aduunka Xisbi aan Doorasho Baarlamaan Galin oo Hadana Yidhaahda Xildhibaano ayaan Leeyahay” Kuwii Sharcigeena Baabi’iyey ayaa Hadana Intay Reernimo Xisbi Ku Samaysteen Ku Leh In aanu Wax Noqono Ayaanu Doonaynaa…”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here