Home Wararka Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal cali waraabe Oo Khudbad dhinacyo badan taabanaysa...

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal cali waraabe Oo Khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay madashi Caleemo-saarka Suldaan Xasan.C.laahi.

16
0

Burco (Ucid-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo ka qeyb-galay Xafladda Caleemo-saarka Suldaan Xasan C.laahi Axmed oo hadda ka socota Plaza Hotel ee Burco Ayaa ka Jeediyey madashi Caleemo-saarka Suldaan Xasan.Cabdillahi Khudbad dhinacyo badan taabanaysa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here