Home Wararka Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo Ka Hadlay Xaaladda Siyaasaddeed...

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo Ka Hadlay Xaaladda Siyaasaddeed ee Somaliland Iyo Arimo Xaasaasiya.

17
0

Hogaamiye Faysal Cali Waraabe oo Ka Hadlay Xaaladda Siyaasaddeed ee Somaliland Iyo Arimo Xaasaasiya.

Hargeysa (UCID-Media Group) Hogaamiye Faysal Cali Waraabe oo Ka Hadlay Xaaladda Siyaasaddeed ee Somaliland Iyo Arimo Xaasaasiya

“Madaxweynaha Somaliland Waxaan Leeyahay Dadkaaga Dhegayso oo Beelaha Cabanaaya Gogol u fidi..”

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe’ ayaa ka hadlay arimo dhawr oo xaaladda Siyaasaddeed ee wakhtigan ay marayso Jamhuuriyadda Somaliland isaga oo Fariimo muhiima u kala diray Madaxweynaha Somaliland iyo reer Somaliland.

Hogaamiyaha Xisbiga Caddàaladda iyo Daryeelka ee Mucaaridka Ucid Eng. Faysal Cali Waraabe’ ayaa isaga oo maanta Hargeysa saxaafadda kula hadlaayey uguhorayñ waxa uu bogaadiyey hadalkii shalay ee Madaxweynaha Somaliland md Muuse Biixi Cabdi uu ku sheegay inay Xukuumaddiisa ķa go’an tahay inay qabato Doorashooyinka Baarlamaanka iyo Deegadda ee la filaayo inay sannadka dambe ee 2020 ka dhici doonta Somaliland’ waxaana sido kale Faysal ka hadlay kulankii 3da Xisbi qaran ee UCID’ Kulmiye iyo Waddani iyo Guddida Doorashooyinka Qaranku heshiiska rasmiga kaga gaadheen insy mudo 9 bilooda Doorashooyinka soo socda ku qabsoomaan 2021 ga oo uu talaabo xaga horumarka loo qaadsy ku tilmaamay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here