Home Wararka “Anigu Waan Ka Soo Horjeedaa In Soomaaliya Lala Hadlo Waayo Dowlad Kama...

“Anigu Waan Ka Soo Horjeedaa In Soomaaliya Lala Hadlo Waayo Dowlad Kama Jirto” Guddoomiye Faysal Cali Waraabe

12
0

“Anigu Waan Ka Soo Horjeedaa In Soomaaliya Lala Hadlo Waayo Dowlad Kama Jirto” Guddoomiye Faysal Cali Waraabe

Hargeysa (UCID-Media Group) Anigu Waan Ka Soo Horjeedaa In Soomaaliya Lala Hadlo Waayo Dowlad Kama Jirto”

Doorashooyinka Somaliland waxba idinkama khuseeyaan ee orod soo wareyso kuwa Ugaandha kuwaas ayaa dani idiinku jirtaa oo idin illaalisee…….

Weligaa Ha Ku Riyoon In Somaliland Iyo Soomaaliya Wax Wada Yeeshaan.. Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here