Home Wararka Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo ay weheliyaan mudanayaal ka...

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo ay weheliyaan mudanayaal ka tirsan golaha wakiilada Somaliland, ayaa caawa goobaha dadku isugu yimaadaan kula shaaheeyay qaar kamid ah shacabka Hargaysa.

20
0

Hargeysa (UCID-Media Group)

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo ay weheliyaan mudanayaal ka tirsan golaha wakiilada Somaliland, ayaa caawa goobaha dadku isugu yimaadaan kula shaaheeyay qaar kamid ah shacabka Hargaysa.

Goobahan ayaa ku yaalla badhtamaha Suuqa iyo waliba suuq-yada ku yaal New Hargaysa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here