Home Video “Dalka waxaan doorasho Madaxtooyo ahayni ka dhici-mayso. Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal...

“Dalka waxaan doorasho Madaxtooyo ahayni ka dhici-mayso. Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe

27
0

“Dalka waxaan doorasho Madaxtooyo ahayni ka dhici-mayso..,”

“Taageerayaasha waanu ka raali-galinayna, waanu ognahay Inay Ka xumadeen labadii Jeer ee aanu la kulanay Muuse Biixi balse dib ula kulmi-mayno “

“Markii Xisbiga WADDANI Xirsi u doortay Gudoomiye ayaa Muuse Biixi kiciyay kacdoonka..,”

“Waxay hayaan Waddadii 1994-kii, waxaa u daliil ah Maxamed Kaahin oo ku hadlayaa luqaddii 1994..,”

“Maxamed Kaahin isagoo Wasiirkii Amniga ah, ayuu haddana khal-khal abuurayaa”

“Waxaan Hambalyeenayaa Mujaahidiintii hadashay ee soo saaray taariikhdii runta ahayd ee Muuse Iyo Maxamed Kaahin ee halganka”

“Dib ula kulmi-mayno Madaxweynaha, waxaanan qaadayna talaabo kasta oo dalka lagu badbaadinayno..,”

Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here