Home Wararka Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo...

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo ay weheliyaan Masuuliyiin kamid ah Hogaanka Sare Ee Xisbiga Ucid iyo Xoghayayaasha Xisbiga Ucid Marti Sharaf Iyo Dad Weyne Aad Tiro Badan Ayaa Maanta Ka Qeyb-galay Xaflad Balaadhan Oo Lagu Shaaciyey Murashaxiinta kala Ah Bashe Cabdi Gabobe Oo U Sharaxan Golaha Wakiillada Gobolka Maroodijeex iyo Murashax Yasin Abdilahi Hashi Elmi Oo U Taagan Doorashada Golaha Deegaanka Caasimada Hargeysa

17
0

Hargeysa(UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo ay weheliyaan Masuuliyiin kamid ah Hogaanka Sare Ee Xisbiga Ucid iyo Xoghayayaasha Xisbiga Ucid Marti Sharaf Iyo Dad Weyne Aad Tiro Badan Ayaa Maanta Ka Qeyb-galay Xaflad Balaadhan Oo Lagu Shaaciyey Murashaxiinta kala Ah Bashe Cabdi Gabobe Oo U Sharaxan Golaha Wakiillada Gobolka Maroodijeex iyo Murashax Yasin Abdilahi Hashi Elmi Oo U Taagan Doorashada Golaha Deegaanka CaasimadaHargeysa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here