Home Wararka Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Iyo Wafti uu hogaaminayo ayaa...

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Iyo Wafti uu hogaaminayo ayaa caawa ku soo hoyday magaalada Borama ee xarunta Gobolka Awdal.

12
0

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Iyo Wafti uu hogaaminayo ayaa caawa ku soo hoyday magaalada Borama ee xarunta Gobolka Awdal.

Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Iyo Wafti uu hogaaminayo ayaa caawa ku soo hoyday magaalada Borama ee xarunta Gobolka Awdal.

Waxaana Gudoomiyaha socdaalkan ku wehelinayaa, qaar kamid ah xog-hayayaasha Xisbiga Ucid

Guddoomiyaha ayaa markii uu caawa soo gaadhay Borama, waxaa qaabilay, Murashaxa Madaxwayne Ku Xigeen Prof Ahmed Muse Abyan oo hore ugu sii sugnaa magaalada una joogay hawlaha Diinwaangalinta iyo Madaxda Xisbiga Ee heer Gobol iyo heer Degmo ee Borama.

Ujeeddada socdaalka Guddoomiyaha ee Borama ayaa daaran, ka qeyb-galka dib u furista Diinwaangalinta Cod-bixiyayaasha oo barri ka furmaysa Gobolka Awdal.

Sidoo kale waxay maalinta barri ah ay Gudoomiyaha Iyo Waftigiisu soo kormeeri-doonaan goobaha diinwangalinta cod-bixiyayaasha ee Borama.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here