Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe , Iyo Masuuliyiin kamid ah hogaanka sare ee Xisbiga, ayaa maanta ka qeyb-galay, Munaasibadda Shaacinta Murashaxiinta.

Filed under: Wararka,Xulashada Wararka Xisbiga UCID |
Facebooktwitterredditpinterestlinkedinmail

Ceerigaabo (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe , Iyo Masuuliyiin kamid ah hogaanka sare ee Xisbiga, ayaa maanta ka qeyb-galay, Munaasibadda Shaacinta Murashaxiinta Kala ah, Murashax Eng Maxamed Cabdi Siciid oo u taagan doorashada golaha Deegaanka Degmada Ceerigaabo, Iyo Murashax Cumar Maxamuud Ismaaciil oo u taagan Doorashada Golaha Wakiilada.

Waxaanay labadan murashax ka sharraxanyihiin Xisbiga Ucid , waana laba Murashax oo deegaankoodu isku raacay.

Share this:

Share With

rssyoutube

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *