
Home Wararka Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Iyo Guddoomiye Ku Xigeenka Xisbiga...
Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Iyo Guddoomiye Ku Xigeenka Xisbiga Ucid Pro Qaasim Sheekh Ibraahim Tubeec , ayaa maanta Hadhimo-sharafeed ku maamuusay Qaar kamid ah aqoonyahanka Gobolka Awdal.
