Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Iyo Guddoomiyaha Xisbiga Wadani Abdirahman Irro oo kulan ay albaabadu u xidhanyihiin la yeeshay maanta Danjiraha Midowga Yurub Mudane Nicholas Berlanga,

Filed under: Wararka,Xulashada Wararka Xisbiga UCID |
Facebooktwitterredditpinterestlinkedinmail

Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Iyo Guddoomiyaha Xisbiga Wadani Abdirahman Irro oo kulan ay albaabadu u xidhanyihiin la yeeshay maanta Danjiraha Midowga Yurub Mudane #Nicholas_Berlanga, waxana ay kala hadleen arrimaha Doorashooyinka isku sidkan, gaar ahaana miisaaniyadda Doorashooyinka iyo diiwaangelinta, waxa kale oo ay kala hadleen sidii Beesha Caalamku u kordhin lahayd kaalmada horumarineed ee la siiyo Somaliland.

Share this:

Share With

rssyoutube

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *