Home Wararka Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa maanta soo kormeeray goobaha...

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa maanta soo kormeeray goobaha diinwaangalinta cod-bixiyayaasha ee Gabiley Iyo Arabsiyo.

15
0

Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa maanta soo kormeeray goobaha diinwaangalinta cod-bixiyayaasha ee Gabiley Iyo Arabsiyo.

Waxaa Guddoomiyaha wehelinayay madaxda Xisbiga Ucid Ee Gobolka Gabiley Iyo Murashaxiin ka sharraxan Xisbiga Ucid.

Guddoomiye Faysal ayaa bulshada ku dhaqan Deegannadaas ku dardaary qaadashada kaadh-ka Cod-bixinta.

Dhinaca kale Guddoomiyaha ayaa kulamo la qaadanayay, Madax Dhaqameedka iyo qeybaha Bulshada, waxaanu dhamaantood ku wacyigalinayay faa’idada Diinwangalintu u leedahay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here