Home Wararka Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa maanta ka qeyb-galay xafladda...

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa maanta ka qeyb-galay xafladda Qalin-jabinta Jaamacadda Alpha.

14
0

Burco (Ucid-Media Group)

SAWIRRO: Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa maanta ka qeyb-galay xafladda Qalin-jabinta Dufcadii Afraad ee Jaamacadda Alpha Faraceeda Burco, sii uu ula qeyb-sado farxadda ardayda ka qalin-jabisay Jaamacaddaasi.

Ardaydan ayaa ka baxday 8-kulliyadood oo kala duwan, waxaanay tiradoodu kor u dhaafaysay 200-arday.

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa bogaadiyay ardayda qalin-jabisay, waxaanu la qeybsaday farxadooda, isagoo hadallo isugu jiray, Dardaaran, duco iyo dhiiri-galin ah halkaasi uga jeediyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here