Home Wararka Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, Ayaa Maanta Hoygiisa ku Booqday...

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, Ayaa Maanta Hoygiisa ku Booqday Abwaankii Waynaa Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi oo xaaladiisa caafimaad aanay wanaagsanayn.

13
0

Burco (Ucid-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, Ayaa Maanta Hoygiisa ku Booqday Abwaankii Waynaa Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi oo xaaladiisa caafimaad aanay wanaagsanayn.

Sidoo kale Gudoomiyuhuu wuxuu Booqday Cusbitaalka Guud iyo Xafiiska Badhasaabka Gobolka Togdheer.

Ugu Dambayn Gudoomiyaha ayaa kormeer ku tagay Xarunta Xisbiga UCID Ee Gobolka Togdheer, waxaanu halkaas kula kulmay xubnaha iyo madaxda Xisbiga ee Gobolka.

Waxaa Gudoomiyaha Booqashadiisan Iyo kormeerkiisan ku Wehelinayay Xubno kamid ah Hogaanka Xisbiga, Qaar kamid ah Xog-hayayaasha Xisbiga, Murashaxiin, Iyo Madaxda Heer Gobol Iyo Heer degmo Ee Gobolka Togdheer.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here