Home Wararka Guddoomiyaha xisbiga UCID Ahna Murrashaxa Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo...

Guddoomiyaha xisbiga UCID Ahna Murrashaxa Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Faah-faahin Ka Bixiyey Safar Uu Ku Joogo Dalka Kuwayd Iyo Kulamo Uu La Qaatay Madaxda Hay’adda Bisha Cas Ee Dalka Kuwayd

20
0

Hargeysa(UCID-Media Group )-Guddoomiyaha xisbiga UCID ahna murashaxa xisbiga Eng Faysal Cali Waraabe ayaa faah-faahin ka bixiyey ujeedada safar uu ku joogo dalka Kuwayd iyo kulamo uu la qaatay masuuliyiinta laan qayrta Bisha Cas ee dalka Kuwayd.
Waxaana khadka telefoonka kula xidhiidhay Faysal Cali Waraabe Wariye Cabdishakuur Dayyib Maxamed oo ah madaxa wararka telefeeshinka HCTV.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

https://youtu.be/a6dM4kzGeu0

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here