Home Wararka Guddoomiyaha xisbiga Mucaaridka Ah Ee UCID Ahna Murrashaxa Xisbiga UCID Eng...

Guddoomiyaha xisbiga Mucaaridka Ah Ee UCID Ahna Murrashaxa Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Si Adag U Dhaliilay Hab Dhaqanka Kulmiye

17
0

Guddoomiyaha xisbiga Mucaaridka Ah Ee UCID Ahna Murrashaxa Xisbiga UCID  Eng Faysal Cali Waraabe Oo Si Adag U Dhaliilay Hab Dhaqanka Kulmiye20161213_140150

Hargeysa(UCID-Media Group ) Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID ahna murashaxa xisbig UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa munaasibad ay xilalka kula kala wareegayeen wasiirkii hore ee wasaaradda qorshaynta qaranka Somaliland iyo wasiirka cusub ee dhawaan losoo magacaabay wasaaradaasi lagu soo casuumay ayaa dhaliilo xoogan usoo jeediyay xukuumadda iyo xisbiga KULMIYE.

Waxaana uu guddoomiye Faysal Cali Waraabe ka dhawaajiyay in socdaalka ay madaxwayne ku xigeenka Somaliland iyo guddoomiyaha xisbiga KULMIYE ku tageen magaalada Borama ay uu yahay kaambayn ololeed,kaasi oo ay cod ku raadsanayaan. Iydoo dalkii ay abaaro baahasani ka jiraan.

Sidoo kalena waxa uu badka soo dhigay musuqa xukuumadda madaxweyne Siilaanyo ee deeqaha ay Somaliland Somaliland siyaan beesha caalamku.


20161213_140125Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/rSyyjnr_vQU

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here