Home Wararka Guddoomiyaha Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID Eng.Faysal Cali Waraabe Oo Guddoomiye ...

Guddoomiyaha Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID Eng.Faysal Cali Waraabe Oo Guddoomiye Cusub U Magacaabay G0b0lka Saaxil

19
0

Guddoomiyaha Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID Eng.Faysal Cali Waraabe Oo Guddoomiye  Cusub U  Magacaabay G0b0lka Saaxil

 

Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID Eng.Faysal Cali Waraabe waxa uu magacaabay Guddoomiya Gobolka Saaxil, ka dib markii uu la tashaday guddida fulinta isla markaana uu arkay baahida loo qabo buuxinta jagada guddoomiyenimada ee gobolka Saaxil. Waxa uu magacaabay in uu noqdo guddoomiyaha gobolka Saaxil    mudane Mustafe Xasan Cismaan (Faas). received_1034384399984798

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here