Home Wararka Guddoomiyaha Ahna Murashaxa Madaxweyne Ee Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Ayaa...

Guddoomiyaha Ahna Murashaxa Madaxweyne Ee Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Ayaa Xalay Muxaadaro (Lecture) Ka Jeediyay Kulan Dadwayne Oo Ka Dhacay Magaalada Burco

16
0

Guddoomiyaha Ahna Murashaxa Madaxweyne Ee Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Ayaa Xalay Muxaadaro (Lecture) Ka Jeediyay Kulan Dadwayne Oo Ka Dhacay Magaalada Burco .

Burco (UCID-Media Group) Kulankan Dad-wayne ayaa ahaa mid si heer sare ah loo agaasimay, iyadoo ay soo buux-dhaafiyeen Ardayda jaamacadaha Burco iyo dadwayne kale .
Guddoomiye Faysal Cali Waraabe ayaa halkaasi ka jeediyay Muxaadaro ku taccalluqda Dhaqan-Siyaasadeed-ka Somaliland, Waxaanu dib u milicsaday Gudoomiyuhu Taariikhdii Iyo Maraxilkii adkaa Ee Dalka Somaliland ka soo gudbay, isagoo dul-istaagay Taarikhihii kala gaddisanaa ee Dalku soo maray oo mid waliba waayaheeda Xambaarsanayd .
Sidoo kale Gudoomiyuhu wuxuu tilmaamay in Dalka Somaliland ay maanta ka jirto Hogaan-xumo, qabyaaladduna ay marba maraka ka danbaysa cirka isku sii shareerayso .
Gudoomiyuhu wxuu halkaasi ku soo bandhigay Xalal iyo Barnaamij-ka Siyasiga Ee Xisibiga, isagoo ku tilmaamay Xisbiga UCID in uu yahay Xisbiga Qudha ee dalkan ka badbaadin Kara Dhibaatooyin-ka Ragaadiyay Ee Qabyaaladdu Kow Ka Tahay .
Dhalinyaradii halkaasi ku sugnayd ayaa su’aalo kala duwan ku boobay Guddoomiyaha, Iyadoo Guddoomiyuhuna uu dhamaan Su’aalahaasi ka bixiyay Jawaabo Waafi ah .

Kulankii Xalay ayaa ku soo dhamaaday Jawwi Degen, iyadoo bulshada Reer Burco ay la dhaceen Lecture-Ka Gudoomiyahaa oo ahaa mid dhinacyo badan taabanayaa, Sidoo kalena Ahaa Gudoomiyihii Siyaasigii ugu horeeyay ee Lecture Ka jeediyay Burco .
Guodomiyaha ahna Murashaxa Madaxweyne Ee UCID ayaa Muxaadarooyin ( Puclic Lectrure) sidan oo kale ah hore uga jeediyay Magaalooyinka Hargaysa iyo Borama .FB_IMG_1494328171518FB_IMG_1494328801541

FB_IMG_1494328924456

FB_IMG_1494328798327

FB_IMG_1494328820851

FB_IMG_1494328969430

FB_IMG_1494328810883

FB_IMG_1494328918018

FB_IMG_1494328823962

FB_IMG_1494328910695

FB_IMG_1494328839316

FB_IMG_1494328957593

FB_IMG_1494328880833

FB_IMG_1494328871224

FB_IMG_1494328804774

FB_IMG_1494328853863

FB_IMG_1494328842229

FB_IMG_1494328830110

FB_IMG_1494328863521

FB_IMG_1494328950417

FB_IMG_1494328808022

FB_IMG_1494328914161

FB_IMG_1494328954006

FB_IMG_1494328860059

FB_IMG_1494328891653

FB_IMG_1494328827109

FB_IMG_1494328900894

FB_IMG_1494328836399

FB_IMG_1494328867043

FB_IMG_1494328907382

FB_IMG_1494328817514

FB_IMG_1494328877778

FB_IMG_1494328801541

FB_IMG_1494328833358

FB_IMG_1494328921221

FB_IMG_1494328887846

FB_IMG_1494328946793

FB_IMG_1494328884487

FB_IMG_1494328874584

FB_IMG_1494328961761

FB_IMG_1494328813821

FB_IMG_1494328928676

FB_IMG_1494328894936

FB_IMG_1494328924456

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here