Home Wararka Guddoomiyaha Aha Musharaxa Xisbiga Mucaaridka IAh Ee UCID Ayaa Maanta Masuuliyiin Cusub...

Guddoomiyaha Aha Musharaxa Xisbiga Mucaaridka IAh Ee UCID Ayaa Maanta Masuuliyiin Cusub U Magacaabay Xilal Halka Uu Isku Shaandhayn Ku Sameeyey Qaar Ka Mida Xogheyeyaasha Xisbiga UCID.

14
0

Guddoomiyaha Aha Musharaxa Xisbiga Mucaaridka IAh Ee UCID Ayaa Maanta Masuuliyiin Cusub U Magacaabay Xilal Halka Uu Isku Shaandhayn Ku Sameeyey Qaar Ka Mida Xogheyeyaasha Xisbiga UCID.

IMG_4027

Hargeisa (UCID Media Group): Xisbiga UCID isaga oo ka duulaya u diyaar garawga dhamaystirka qaab-dhismeedka guud ee xisbiga,isla markaana bilaabay dib u habaynta iyo dardar gelinta xisbiga, waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 28th January 2017 Masuuliyiin Cusub u Magacaabay Xilal Isla markaana Waxaa uu Isku Shaan-dhayn ku Sameeyey Qaar ka Mid ah Xoghaya-yaasha Xisbiga Mucaaradka Ee Caddalada iyo Daryeelka UCID.

Warsaxaafadeedkan oo ka soo baxay xarunta xisbiga UCID ee Magaalada Hargeysa oo uu ku saxeexan yahay Guddoomiyaha ahna murashaxa Madaxweynaha Ee Xisbiga Caddaaladda Iyo Daryeelka UCID Mudane Eng Faysal Cali Waraabe oo nuqul ka mid ah soo gaadhay UCID-Media Group waxa uu u dhignaa sidatan:-FB_IMG_1485612770851IMG_4027

 

 

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here