Home Wararka “Guddomiyaha Xisbiga Ucid  Eng Faysal Cali Waraabe  oo caawa khudbad qiimo-badan ...

“Guddomiyaha Xisbiga Ucid  Eng Faysal Cali Waraabe  oo caawa khudbad qiimo-badan jeediyay Xafladii 15 guurada Sagal jet.

20
0

Hargeysa(UCID-Media Group)”Guddomiyaha Xisbiga Ucid  Eng Faysal Cali Waraabe  oo caawa khudbad qiimo-badan jeediyay Xafladii 15 guurada Sagal jet.

“Iskadaa Heego’e, Haddii uu Madaxweynuhu Uu la Tashanayo Xoghayihiisa Taani Dalku wuu qurux-badnaan-lahaa”

“Xeerkan Number-14 ee la wad-wado waxaan u bixiyay Covid-21”

“Cabdi Aar waxaan leeyahay, Waa laguu tiriyaa madaxweynahe, waxaad ku tidhaahda inaabti ina kala bad-baadi”

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo caawa khudbad qiimo-badan jeediyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here