Home Wararka Guddida fulinta xisbiga UCID oo go’aamo ka soo saaray, shirkii gudidda fulinta...

Guddida fulinta xisbiga UCID oo go’aamo ka soo saaray, shirkii gudidda fulinta ee Maanta.

26
0

Hargeysa ( UCID-Media Group) Shir ay maanta isugu yimaadeen, Guddida Fulinta Ee Xisbiga UCID, isla markaana uu shir-gudoominayay Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa waxaa kasoo baxay Qodobbo kala duwan:-

1: In Shir-waynaha Xisbiga UCID, uu qabsoomo, 30-ka ila 31-ka, Bisha November ee Sannadkan.

2: In la qabto Xafladda Dabaal-degga Sannad guurada 20-aad ee kasoo wareegtay Aasaaska Xisbiga, waxaana loo qoondeeyay inay qabsoonto, 15-ka Bisha October ee Sannadkan, iyadoo lagu qaban-doono Magaalada Borama.

Xoghayaha Arrimaha Gudaha Ee UCID, Baashe Cabdi Gaboobe, ayaa faahfaahinayaa, Qodobbadii lagaga dooday Iyo Go’aamadii kasoo baxay Shirkaas.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here