Home Wararka Gudaha Ka Eeg :Xaflad Casho Sharaf Ah Oo Lagu Sagootinayo Guddoomiyaha Ucid...

Gudaha Ka Eeg :Xaflad Casho Sharaf Ah Oo Lagu Sagootinayo Guddoomiyaha Ucid Oo Xalay Ka Dhacday London + Sawiro:-

23
0

Gudaha Ka Eeg :Xaflad Casho Sharaf Ah Oo Lagu Sagootinayo Guddoomiyaha Ucid Oo Xalay Ka Dhacday London + Sawiro:-

Hargeysa (UCID-Media Group) Xisbiga ucid laantiisa Uk ayaa xaflad casho sharaf oo lagu soo dhawaynayey Xubno Cusub oo misaan ku leh Gayiga Somaliland ku soo dhaweyey Xafladan oo ka duwan xafladahii hore ayaa waxa goobta lagu soo dhaweyey Xubno misaan ku leh oo ka soo jeeda gobolada Bari oo dhawaan loo magacabay Xilal cusub, sidoo kale Casho sharaftan waxaa lagu sagootiyay Guddoomiyaha Xisibiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo maalmihii u danbeeyay Safarro shaqo ku joogay Dalka Uk .

Xafldan oo si heer sare ah loo agaasimay ayaa waxa laga jeediiyey Khudbado Tariikhiya oo luxday quluubta xubnihii casho sharaftaasi joogtay .
Dhamaan xubanaha la magacabay ee la so dhaweenayay ayaa ah Dhalinyaro wax ku baratay wadankan Uk kuwaas oo halkaa ka ballan qaaday in ay ku shaqayn donaan Baraamijka Xisbiga sidoo kalena ay taageero buuxda sinayaan .

Gobo gabadii waxa halkaasi ka hadlay Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo u hambalyey Shacabka Reer Somaliland Munasabada 18 May awgeed. Sidoo kale waxaa u mahad naqay Dhamaan masuuliyiintii soo agaasimay kulankan casho sharafta ah .imageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimage13248454_1028823957210784_680695794582773048_o13235354_1028823490544164_6302511335937251203_o13235354_1028823490544164_6302511335937251203_o-113221262_1028823540544159_5298583679354857529_o13248331_1028823597210820_8766857531546524070_o13173603_1028823677210812_6709483656058935894_o13173603_1028823677210812_6709483656058935894_o13064710_1028823763877470_3110348690060320499_o13248454_1028823957210784_680695794582773048_o13227326_1028824033877443_710559540741090159_o13115933_1028824113877435_1026575598369377661_o

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here