Home Wararka G’aamo ka Soo Baxay Shir Ay Isugu Yimaadeen Guddida Joogtada Ah Ee...

G’aamo ka Soo Baxay Shir Ay Isugu Yimaadeen Guddida Joogtada Ah Ee Xisbiga Caddaaladda Iyo Daryeelka

20
0

Fadhigii Maanta ee Gudida joogtada ah ee xisbiga cadalada iyo daryeelka UCID
Waxaa fadhiga ka soo baxay Go,aamo ay ka mid yihin qodabadan hoos ku xusan:-
…………………………………………………………………………………………………………………………………………………
1. Waxaa fadhiga golaha fullinta lagu ayiday xil kaa qaadistii Guddomiyahii Saddexaad ee ku meel gaadhka ahaa ee xisbiga UCID.
Mudane: Cali Maxamed Yusuf (Cali Gurey)

2. Guddidu fulintu iyagoo ixtiramaya bahda saxaafadda, waxay ogaysinayaan in ay ka fiirsadaan soo tabinta dadka cadaystay in ay sheegteen sida masuliyin xilal ka haya xisbiga caddalada iyo daryeelka.
Muwadinantaa oo kala sheegtay xilaal sida :-
• Muwadinkii sheegtay Afhayeenka Xisbiga
• Muwadinkii sheegtay Guddomiyaha isu- taga imaradka carabta
• Muwadinkii sheegtay Guddomiyaha Maamulka Maroodi Jeex.
Muwadininta aan kor ku xusnay oo aan haba yaratee xisbiga UCID aan ka hayn wax xil ah, meelna kaga dhacay xeerka xisbiga iyo ka warbaahineedba .

3. Guddida fulintu waxay ansixiyeen magacabista masuuliyintan:-
• Xoghaya Xuquuqul Insaanka
Mudane: Cumar Daahir Cilmi
• Guddomiyihi hore ee Shirwaynihii 3aad Mudane Maxamed Xasan ( Shabaash) loona magacabay Afhayeenka Xisbiga UCID.

G’aamo ka Soo Baxay Shir Ay Isugu Yimaadeen Guddida Joogtada Ah Ee Xisbiga Caddaaladda Iyo Daryeelka

Go,amada Guddida anshaxa ee xisbiga UCID waxaana ka mid ahaa qodabadan hoos ku xusan
…………………………………………………………………………………………………….
Magacyada xubnaha waayay xubininamada xisbigu waa:-
1. Xuseen Xasan Badmaax
2. Ibrahim Axmad Faarax ( Langadhe)
3. Siciid Amiin
4. Fadumo Ismacil Axmed
5. Khadra Axmad Cali
6. Cabdiqaadir Cukaashe
Waxay isla markaasna gudida anshaxu digniin siisay Md. Cali Maxamed Yusuf ( Cali Gurey)
received_974562839300288received_974562845966954

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here