Home Wararka Dhalinyarada Burco:- “Hadday Hargaysi Jabisay Mid Kamid Ah Darbiyadii Qabyaaladda, Oo Ay...

Dhalinyarada Burco:- “Hadday Hargaysi Jabisay Mid Kamid Ah Darbiyadii Qabyaaladda, Oo Ay Dooratay C.kariin Iyo Barkhad, Burco-na Way Ku Xigi-doonta Oo Waxay 2022-ka Dooran-doonta Gudoomiye Faysal Cali Waraabe

17
0

Burco (Ucid-Media Group) Dhalinyarada Burco:- “Hadday Hargaysi Jabisay Mid Kamid Ah Darbiyadii Qabyaaladda, Oo Ay Dooratay C.kariin Iyo Barkhad, Burco-na Way Ku Xigi-doonta Oo Waxay 2022-ka Dooran-doonta Gudoomiye Faysal Cali Waraabe”

Waxaa maanta magaalada Burco soo gaadhay Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Iyo Wafti uu hogaaminayo.

Gudoomiyaha ayaa intii aanu soo gaadhin magaalada, waxaa duleedka Magaalada kaga hor yimid soona dhaweeyay, qaar kamid ah dhalinyarada aqoonyahanka ah ee Gobolka Togdheer.

UJeeddada socdaalka Gudoomiyaha ayaa la xidhiidha Ka qeyb-galka Xafladda qalin-jabinta Ardayda Jaamacadda Alpha faraceeda Burco.

Sidoo kale, Gudoomiyuhu wuxuu inta uu joogo, uu kulamo xidhiidh ah la yeelan-doona maalmaha soo aaddan, qeybaha Bulshada, Hogaannada Dhaqanka, Dhalinyarada Iyo mudan kaleba.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here