Home Wararka Dhagayso, Iyadoo Boqolkiiba Toddobaatan 70%100 Ay Maqanyihiin Cod Bixiyayaashii Xaalada Dalkuna...

Dhagayso, Iyadoo Boqolkiiba Toddobaatan 70%100 Ay Maqanyihiin Cod Bixiyayaashii Xaalada Dalkuna Adagtahay in Doorasho La Qabtaa Suurtogal Maaha Anigu Hadaan Madaxweyne Ahaan Lahaa Waxaan Galin Lahaa Dalka Xaalad Degdeg Ah….. Guddoomiyaha Ahna Murrashaxa Xisbiga UCID Eng , Faysal Ali Xussen

12
0

Labada Xisbi Mucaarad ee UCID iyo WADDANI ayaa u muuqda inay xisbiga talada haya ee KULMIYE kaga aragtiduwan yihiin, isla markaana ay aaminsan yihiin in dib loo dhigo doorashada, maadaama lagu jiro xilli abaaro darani dalka ka jiraan.

Dooddan ayaa dhalatay ka dib markii guddida doorashadu ay sheegeen in in ku dhaw 60% ay dadka abaari saamaysay, kana guureen goobihii ay ka codayn lahaayeenscreenshot_20170107-181052.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here