Home Wararka Dalkan Car Juuqdhe Laguma Dhiqi Karo”

Dalkan Car Juuqdhe Laguma Dhiqi Karo”

16
0

Hargeysa (UCID-Media Group) Xisbiga UCID Ayaa Walaac Ka Muujiyay Xadhiga Dadka Rayigooda Cabira Iyo Xildhibaano ummada kicin Iyo abaabul Ku wada.

Dalkan Car Juuqdhe Laguma Dhiqi Karo”

Waxaan u digayaa xildhibaanad golayaasha deegaanka Iyo wakiilada ee ku hawlan kicinta bulshada

Cidda saami qeybsiga samayn lahayd waa 82 ka Xildhibaan ee shan iyo toban sannadood ummadda soo hor fadhiyey markay shaqadoodii iyo waajibaadkoodu gudan waayeen ee maanta kicinta iyo abaabulka wada…………………. waxaanu leenahay ummadda ka xishooda

Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga UCID Yusuf Kayse Abdi Laahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here