Home Wararka Daawo:Xisbiga Ucid Laantiisa Dalka Finland Oo Kulan Qurux Badan Ku Maamuusay Sagootinka...

Daawo:Xisbiga Ucid Laantiisa Dalka Finland Oo Kulan Qurux Badan Ku Maamuusay Sagootinka Marwo Naciima Aden Indhayare G/Ku Xigeenka Haweenka Ucid Ee Finland

8
0

Daawo:Xisbiga Ucid Laantiisa Dalka Finland Oo Kulan Qurux Badan Ku Maamuusay Sagootinka Marwo Naciima Aden Indhayare G/Ku Xigeenka Haweenka Ucid Ee FinlandIMG-20170605-WA0003

Helsinki( UCID-Media Group):-Hogaanka Xisbiga Cadaalada & Daryeelka Ee Ucid laantiisa dalka Finland ayaa qabtay xaflad uu ku maamuusayey  gudoomiye ku xigeenka garabka haweenka UCID Finland marwo Nacima Aden Indhayare oo socdaal shaqo ku tegeysa dalkii Somaliland.

Kulankan oo ahaa mid si qurux badan loo soo agaasimay ayaa waxa ka soo qeyb galay guud ahaan hogaanka xisbiga Ucid Finland iyo xubno ka socday jaaliyada Somaliland ee dalka Finland.

Waxa madashaasi hadalo ka soo jeediyey qaar ka mid ah madaxda Ucid ee Finland.
https://youtu.be/HhBeaDkRM54

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here