Home Wararka Daawo : “Waxaan Tacsiyadeenayaa Dadka Soomaaliyeed Ee Reer Somalia Ee Qaraxa-Wayn Ku...

Daawo : “Waxaan Tacsiyadeenayaa Dadka Soomaaliyeed Ee Reer Somalia Ee Qaraxa-Wayn Ku Dhintay, Waxaan Leenahay Ilaahay Ha U Naxariisto, Dadkii Ay Ka Dhinteenna Ilaahay Samir Iyo Iimaan Ha Siiyo,

12
0

Daawo : “Waxaan Tacsiyadeenayaa Dadka Soomaaliyeed Ee Reer Somalia Ee Qaraxa-Wayn Ku Dhintay, Waxaan Leenahay Ilaahay Ha U Naxariisto, Dadkii Ay Ka Dhinteenna Ilaahay Samir Iyo Iimaan Ha Siiyo, Walaalayaal Dadka Soomaalida Ahi Waa Isku Jidh-Qudha, Waynu Isku Naalnaa, Laba Dawladood Ayaynu Noqonee, Dad Isku Damqanayaa Ayaynu Nahay, Dadkaasi Somalia Qudha Kamay Dhimane, Soomaali Oo Dhan Ayay Ka Dhinteen, Marka Waan Tacsiyadeenaynaa, Ilaahay Waxaanu Ka Baryaynaa In Uu Ilaahay Nabad Siiyo ..,” Murashaxa Madaxweyne Ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Tacsi U Diray Dadkii Ku Naf-Waayay Qaraxii Ka Dhacay Muqdisho .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here