Home Wararka Daawo Sawirada : Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Salaadii Ciida Soon-Fureed Kula Tukaday...

Daawo Sawirada : Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Salaadii Ciida Soon-Fureed Kula Tukaday Shacbiga Caasimadda Garoonka Kubadda Masallaha Ee Hargaysa .

21
0

Gudoomiyaha Xisiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta Salaadii Ciida Soon-fureed kula tukaday Shacbiga Caasimadda Hargaysa Garoonka Kubadda Cagta Ee Masallaha .

Waxaana Gudoomiyaha Wehelinayay Masuuliyiinta ay ka mid yihiin Gudoomiyaha Xisbiga UCID Ee Dalka Norway Mudane C/xakiin Ismaaciil  , Xoghayaha Warfaafinta Ee Xisbiga UCID Yuusuf Kayse C/laahi .

Gudoomiyaha ayaa Shacbiga Islaamka Gaar ahaan Shacbiga Reer Somaliland ku hambalyeeyay Ciida Soonfureed, isagoo ilaahayna uga rajeeyay in uu ka aqbalo acmaashi wanaagsanayd ee ay soo guteen Bishii Ramadaan .

 

 

IMG_3178 IMG_3180 IMG_3182 IMG_3184 IMG_3188 IMG_3192 IMG_3194 IMG_3197 IMG_3203 IMG_3206 IMG_3209 IMG_3210 IMG_3224

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here