Home Wararka Daawo Qudbad Qiimo Baddan Oo Taarikhiya Oo uu Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng...

Daawo Qudbad Qiimo Baddan Oo Taarikhiya Oo uu Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng faysal cali waraabe kaga waramay sooyaalkii taarikheed ee soomaaliya iyo somaliland ,Muslimnimo Lama Xeerin, Xiddidnimo Lama Xeerin, Qaranimo Lama xeerin, Jaarnimo lama Xeerin , Taarikhnimo Lama Xeerin, Waxaa La Wayay Cid Tidhaa Waar Dadka Maxaa Loo Sheeganayaa !

19
0

murashaxa xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng faysal cali xuseen oo ka qayb galay xaflad si heer sare ah looso agaasimay mar uu socdaal ku gaalaa bixinayay waqooyiga america gaar ahaan dalka canada ayaa waxa uu halkaasi kasoo jeediyay qudbad qiimo badan oo uu kaga waramay sooyaalkii tariikheed ee ay soo wada mareen somaliland iyo soomaliya

Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng faysal Cali Waraabe:- Muslimnimo Lama Xeerin, Xiddidnimo Lama Xeerin, Qaranimo Lama xeerin, Jaarnimo lama Xeerin , Taarikhnimo Lama Xeerin, Waxaa La Wayay Cid Tidhaa Waar Dadka Maxaa Loo Sheeganayaa
qudbadana oo taabanaysa dhinacyo badan ayaa waxay u dhacday sidda tan

HALKAN HOOSE DAAWO QUDBADII OO DHAMAYSTIRAN

https://youtu.be/oGfB1bbjPcc

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here