Home Wararka DAAWO: Guddoomiyaha Xisbiga UCID Ahna Musharaxa Madaxweynaha Faysal Cali Waraabe oo Si...

DAAWO: Guddoomiyaha Xisbiga UCID Ahna Musharaxa Madaxweynaha Faysal Cali Waraabe oo Si Layaab Leh Uga Hadlay Wadahadaladii Somaliland iyo Khaatumo Ee Shalay Ku Soo Gababoobay Dalka Itoobiya:-

22
0

DAAWO: Guddoomiyaha Xisbiga UCID Ahna Musharaxa Madaxweynaha Faysal Cali Waraabe oo Si Layaab Leh Uga Hadlay Wadahadaladii Somaliland iyo Khaatumo Ee Shalay Ku Soo Gababoobay Dalka Itoobiya:-

dexati20161206122546

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Ahna Musharaxa Madaxweynaha Eng Faysal Cali Waraabe oo isagu soo bilaabay wadahadalad muddo dheerna ka soo shaqaynayey kana Mid ahaa Xubnaha Somaliland u matalaya Wadahadalada Khaatumo ayaa ka hadlay heshiiskaasi.

Shalay soo gebababooy.

 

Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in wadahadaladaasi ay yihiin bilow wanaagsan islamarkaasina la isku afgartay arimo kala duwan.

 

Waxa uu sheegay Guddoomiye Faysal Cali waraabe in Shir dhameystir ah bisha Febuary Ee Soo socoto la qaban doono kaasi oo lagu dhameeynayo dhamaan khilaafada jira

 

Dhanka kale waxa uu Sheegay Faysal Cali Waraabe in iyagu ay doonayaan in kulamadaasi lagu qabto dalka gudihiisa hayeeshee Khaatumo ay doorbiday wadanka dibadiisa, sidaa daraadeedna aanu ku itxiraamnay.

 

Waxaa kale oo uu sheegay in uu isagu keligii heshiiskan waday ilaa sanadii 2013 iyadoo aan dawladu danaynayn isaguna ahaa shakhsiga ilaa imika dabada ka riixaya.

dexati20161206122546

Halkan ku Dhufo oo Daawo Video

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here