Home Wararka Guddmiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, Ayaa sheegay In Cali...

Guddmiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, Ayaa sheegay In Cali Khaliif Galeydh Fowdo Ka Wado Somaliland, Isla Markaana Aan La Aqbali Doonin Inuu Cali Khalif Uu Jabhad Ka Dhiso Gudaha Somaliland.

23
0

2016-01-21 08.48.47Hargeysa (UCID-Media Group) Guddmiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe,  Ayaa sheegay In Cali Khaliif Galeydh Fowdo Ka Wado Somaliland, Isla Markaana Aan La Aqbali Doonin inuu Cali Khalif uu jabhad ka dhiso gudaha Somaliland.

Faysal Cali oo VOA waraysi sii yey ayaa ka hadlay khilaafka ka dhex jira Xisbiga UCID iyo  Dadka Ethiopian-ka ah ee laga masaafurinayo Somaliland.

Halkan Ka Daawo Wareysiga Guddoomiye Faysal Oo Faahfaahsan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here