Home Wararka Daawo: Xildhibaan Qabille Oo Rajo Fiican Ka Muujiyay Xal Laga Gaadho Khilaafka...

Daawo: Xildhibaan Qabille Oo Rajo Fiican Ka Muujiyay Xal Laga Gaadho Khilaafka UCID.

21
0

Daawo: Xildhibaan Qabille Oo Rajo Fiican Ka Muujiyay Xal Laga Gaadho Khilaafka Ucid

QABILE
Hargeysa(UCID-Media Group):- Xildhibaan Maxamed Faarax Qabille, oo ka tirsan xisbiga Ucid ayaa markii u horaysay sheegay in la rajaynayo khilaafka Ucid laga gaadho xal todobaadada soo socda. Waxa uu sheegay in lagu hawlan yahay dhexdhexaadinta hogaanka Ucid.

Wuxuu ugu baaqay dhinacyada muranku ka dhexeeyo iyo taageerayaasha xisbiga in la joojiyo hadalada saxaafadda la isku marinayo

Hoos Ka Daawo Warkan oo Dhan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here