Home Wararka Xubnahan Iyo Tageerayaasha Xisbiga UCID Ee Dalka Ingiriiska Oo Xalayto Xaflad Soo...

Xubnahan Iyo Tageerayaasha Xisbiga UCID Ee Dalka Ingiriiska Oo Xalayto Xaflad Soo Dhaweyna U Qabtay Guddoomiyaha Ahna Musharaxa Madaxweynaha Ee Xisbiga UCID Mudane Eng Faysal Cali Waraabe+Sawiro

20
0

Xubnaha Tageerayaasha Xisbiga UCID ee Dalka Ingiriiska oo xaflad soo dhaweyna u qabtay Musharaxa Madaxwayne ahna Gudoomiyaha XisbigaUcid Eng Faysal Cali Waraabe+Sawiro

London(UCID-Media Group) Tageerayaasha Xisbiga UCID  iyo Jaaliyada Somaliland ee Dalka Ingiriiska oo xaflad soo dhaweyna u qabtay Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ahna Musharaxa Madaxwayne Mudane  Faysal Cali Waraabe Xafladan oo ka dhacday galbeedka Magaaladda London waxa kasoo qaybgalay Xubanaha Xisbiga ee Heer Qaran iyo Gobolada ay ka kooban Tahay Wadankan Uk iyo Gudoomiyaha Jaaliiyada Somaliland  iyo Qaybo ka Mida  Ururada bulshada Somaliland Xafladan oo isagu jirta Tageero iyo is xogwaraysi waxa kale  qaybo ka mida Dhalinyarada ku sugnayn xafladan ay  Shaaciyeen  inay ku biireen xisbiga UCID iyaga oo qatay Fikirka xisbiga Ucid iyo iyaga oo ku qancay Gudoomiye Faysal Cali Warabe uu yahay hogaan u qalma inuu dalka hogamiiyo waxa isna goobta ka hadlay Gudoomiyaha Jaaliyada Somaliland iyo Gudoomiyaha Gudida Abaaraha oo shaciiyey in loo gurmado shacabka reer somaliland ee abaarahu haystaan .Ugu danbeyntii waxa hadal  dhinacyo badan taabanaaya soo jeediyey Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ahana Musharaxa  Madaxwayne ee Xisbiga Ucid Mudane Faysal Cali Waraabe. Xafladan ayaa noqonaysa mid xisbiga Ucid ku muujiyey Taageerida Mugta leh ay ku haystaan Uk.

IMG_7526

IMG_7512

IMG_7551IMG_7550

IMG_7549

IMG_7548

IMG_7519

IMG_7518

IMG_7517

IMG_7523

IMG_7557-1

IMG_7556

IMG_7555

IMG_7554

IMG_7557

IMG_7552received_10212418631322345received_10212418631442348

received_10212418631482349

received_10212418631362346IMG_7551FB_IMG_1489280607690

FB_IMG_1489280573804

FB_IMG_1489280538766

FB_IMG_1489280533600

FB_IMG_1489280528422IMG_7526

IMG_7549

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here