Home Wararka Xoghayaha Xidhiidhka Gobollada Iyo Degmooyinka ee Xisbiga UCID C.qani Ibraahim Salaf ayaa...

Xoghayaha Xidhiidhka Gobollada Iyo Degmooyinka ee Xisbiga UCID C.qani Ibraahim Salaf ayaa maanta Hadhimo-sharafeed ku maamuusay Qaar kamid ah Masuuliyiinta Xisbiga UCID.

21
0

Xoghayaha Xidhiidhka Gobollada Iyo Degmooyinka ee Xisbiga UCID C.qani Ibraahim Salaf ayaa maanta Hadhimo-sharafeed ku maamuusay Qaar kamid ah Masuuliyiinta Xisbiga UCID.

Hargeysa (UCID-Media Group) Xoghayaha xidhiidhka gobolada iyo degmooyinka
Xisbiga ucid. Abdiqani Ibrahim Salaf oo maanta qado sharaf u sameeyay masuuliyinta xisbiga Ucid oo u horeeyo Musharaxa Madaxweyne xigeenka Proff. Ahmed Muse Abyan.
Xoghayaha guud Eng Ahmed Hersi Ducale. xoghayaha arrimaha dibada Hibaaq Cali Maydhalaalis
Xoghayaha warfaafinta Yuusuf Kayse Cabdilaah. Guddoomiyaha Xisbiga Ucid ee Uk Axmed Moxamed Alaale
Xoghaye ku xigeenka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Aamina Qalinmaal .
Musharax Mawliid Maxamed Giire,
casuumadan oo ugu talagalay soo dhowayn iyo is xogwaraysi xubno qurba jooga oo ka yimi dalka UK. Waa xoghayaha arrimaha dabada hibaaq maydhalaalis. Iyo guddoomiyaha UK Axmed Moxamed Alaale

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here