Home Wararka Xoghayaha Guud Ee Xisbiga UCID, Sheekh Ibraahim Cabdi Xuseen Oo xukuumada u...

Xoghayaha Guud Ee Xisbiga UCID, Sheekh Ibraahim Cabdi Xuseen Oo xukuumada u soo jeediyay in ay Farah Ka Baxdo Golaha Wakiilada

11
0

Hargeysa (UCID-Media Group)

“Waan U Mahad-naqayaa, Ergooyinkii iyo Dhammaan Intii Kasoo Qeyb-gashay Shirwaynihii Xisbiga UCID”

“Xukuumadda Waxaan Ugu Baaqayna In Ay Faraha Kala Baxdo Golaha Wakiilada”

Xoghayaha Guud Ee Xisbiga UCID, Sheekh Ibraahim Cabdi Xuseen, oo maanta warbaahinta kula hadlay Xarunta guud ee Xisbiga, ayaa kaga hadlay qodobo kala Duwan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here