Home Wararka Xoghayaha Arimaha Guddaha Ee Xisbiga UCID Mudane Maxamuud Cali Saleebaan...

Xoghayaha Arimaha Guddaha Ee Xisbiga UCID Mudane Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax Oo Si Adag Uga Hadlay Kulankii Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Kooxda Xamar Iyo Colaada Ka Soo Cusboonaatay Ceel Afwey….

15
0

Hargeysa (UCID-Media Group)

Xoghayaha Arimaha Guddaha Ee Xisbiga Caddaalada Iyo Daryeelka Somaliland UCID Mudane Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax Oo Si Adag Uga Hadlay
Kulankii Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Kooxda Xamar Iyo Colaada Ka Soo Cusboonaatay Ceel Afwey….

“Ninkii Lahaa Xoolaha Somaliland Xamar Waraaq Ha Looga Soo Qaato, Waa Waxay Ummaddani Ka Dagaalantay Markii Horeba, Ninka Leh Kiiniya Ayaa U Digayaa Waa Xaaraan In Madaxweynehayagu Isla Sawiro” ……….

“Waxaanu Leeyanahay Waa Khalad Aad Gashay Ka Raali Gali Ummadda Reer Somaliland Iyo In Aanay Dib U Dhicin “…

“Xaramkaad Sheegaysaaye Aakhiro Ayaanan Heshiis Ku Aheyn Nimanka Xamar Ka Taliya”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here