Home Wararka Xisbiga UCID Oo Xilal Cusub U Magacaabay Gobolada Togdheer Iyo Sanaag

Xisbiga UCID Oo Xilal Cusub U Magacaabay Gobolada Togdheer Iyo Sanaag

19
0

Xisbiga UCID Oo Xilal Cusub U Magacaabay Gobolada Togdheer Iyo Sanaag

 

Hargeisa (UCID Media Group): Xisbiga UCID isaga oo ka duulaya u diyaar garawga dhamaystirka qaab-dhismeedka guud ee xisbiga,isla markaana bilaabay dib u habaynta iyo dardar gelinta xisbiga, waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 6 May 2016 u magacaabay Gobolada Togdheer Iyo Sanaag Saddex masuul oo cusub . Warsaxaafadeedkan oo ka soo baxay xarunta xisbiga UCID ee Magaalada Hargeysa oo uu ku saxeexan yahay Guddoomiyaha Xisbiga Caddaaladda Iyo Daryeelka    UCID Mudane Eng Faysal Cali Waraabe oo nuqul ka mid ah soo gaadhay UCID-Media Group waxa uu u dhignaa sidatan:-received_994180340671871

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here